Wararka

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax-dhigay dhismaha Jidka Degmada Dharkiinley

Muqdisho, 27 May, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo dhagax-dhigay wadada Jaalle Siyaad ee dhex marta...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Moussa Faki Mahamat

May 27, 2018— Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Gudoomiyaha Guddiga Midawga Afrika, Moussa Faki...

Mashaariic Horumarineed oo laga hirgelinayo degmada Warshiiq

Warshiiq (SNTV) Mashaariicdaan Horumarineed ee laga  Hirgelinayo  Degmada Warshiiq  ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ka mid ah  Ceel Biyood leh biyo macaan, kaasi oo...

Kusimaha Danjiraha Soomaaliya ee kuwait oo la kulmay Ardayda Soomaaliyeed ee deeqaha waxbarasho ka helay dalka Kuwait.

Kuwait(SNTV):–Kusimaha Danjiraha Soomaaliya ee kuwait Abiib Muuse Faarax ayaa la kulmay Ardayda Soomaaliyeed ee deeqaha waxbarasho ka helay dalka Kuwait. Mudane Abiib Muuse Faarax ayaa...

Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegay wasiirka cusub ee Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha

Muqdisho (SNTV) Munaasabadda xilwareejinta ah oo ka dhacday Muqdisho  ayaa waxaa  ka qeybgalay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ahna kusimaha Ra’iisul wasaaraha, wasiiro iyo xildhibaano...

Ugu Akhris Badan