Wararka

Guddiyada amniga iyo Arrimaha gudaha ee Golaha Shacabka oo ka shiray amniga xildhibaanada iyo xarunta Golahaasi

Muqdisho(SNTV) Guddiyadda Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ee Golaha Shacabka oo Kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamidka yihiin adkeynta ammaanka...

Guddiga Miisaaniyada,maaliyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka oo warbixin ka dhageystay Wasiirka Maaliyadda XFS

Muqdisho(SNTV);- Guddiga Miisaaniyadda,Maaliydda,qorshaynta iyo la Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa Maanta la  kulmay Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo uu...

Jowhar iyo Howl-wadaag oo isku arkay tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdiso (SNTV)-Degmooyinka Howl-wadaag iyo Jowhar oo ka kala tirsan Shabeelaha Dhexe iyo Benaadir ayaa caawa isku arkay wareega 1-aad ee tartan aqooneedka bisha Ramadan Ugu...

Hay’adaha u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka oo Shaqo-howleed u jooga Nairobi

Nairobi(SNTV):–Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa Banbax-howleed socon doona maalmo...

Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka XFS oo maanta lacagihii ay qaban jirtay ku wareejisay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho(SNTV);- Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lacagihii ay qaban jirtay ku wareejisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Tallaabadan ayaa ka qeyb qaadaneysa korarka...

Ugu Akhris Badan