Jowhar iyo Howl-wadaag oo isku arkay tartan aqooneedka bisha Ramadan

Date:

Muqdiso (SNTV)-Degmooyinka Howl-wadaag iyo Jowhar oo ka kala tirsan Shabeelaha Dhexe iyo Benaadir ayaa caawa isku arkay wareega 1-aad ee tartan aqooneedka bisha Ramadan

Ugu horreynba waxaa nasiib u yeelatay in suโ€™aalaha lagu bilaabo degmada Howl-wadaag oo 7-dii suโ€™aal ee loogu tala galay ka jawaabtay mid qura, sidoo kale suโ€™aalo 5-ah oo ay garan waayeen jowhar ka jawaabi weyday, waxa ayna sidaas ku heleen dhibo gaarayo 2-dhibcood.

Jowhar oo Iyana u muuqatayย  mid aan shideyn dab-yar ayaaย  habeenkan garatay 2-kamid ah 7-dii suโ€™aal ay xaqqa u lahaayeen, sidoo kale waxa ay fursad ahaan kaga faaโ€™ideysteen laba kamid ah suโ€™aalo ay lumiyeen Howl-wadaag, waxa ayna wadarta guud isu geyn ay heleen 8-dhibic.

Wareegga 2-aad ee tartanka waxaa ku biiray degmada jowhar halka ay howl-wadaag ay kamid noqotay degmooyinka ku haray wareegga 1-aad.

Habeen dambe Tartan aqooneedka ย ay tabineyso warbaahinta Qaranka isla markaan uu taaba gelinayo Maamulka gobalkaย  Benaadir ย waxaa wadaย  ballansan Xudur iyo Kaxda oo ka kala tirsan Bakool iyo Benaadir.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale