Wararka

R/wasaare kuxigeenka Dalka oo ka Qeyb Galay Munaasabad lagu daahfurayay Tartan Quraan Aqris.

Muqdisho(SNTV) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) Raiisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlayay furitaanka tartan Qur’aan aqris heer Qaran ah oo sanadkasta la qabto...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo uga digay ciidanka Militariga in fasax la’aan ay magalada hub ku dhexwataan

Muqdisho(SNTV) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janaraal C/weli Jaamac(Gorod) oo ka hadlay howlgalada amni sugidda ah ee ka socda caasimadda iyoo wadashaqeynta ciidanka ayaa soo...

R/W Khayre oo Kullan Afur ah la Qaatay dhalinyaradii laga soo celiyay Liibiya

Muqdisho(SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan Afur iyo soo dhaweyn ah la qaatay dhallinyaro Soomaaliyedd oo maxaabiis ku...

Jilib iyo Hodan oo loo diiwaan geliyay wareegga 3-aad ee tartan aqooneedka

Qeybta hore ee tartan aqooneedka ayaa lagu bilaaabat degmooyinka Jilib iyo Gaalkacyo oo kala kala tirsan maamulada Jubbaland iyo Galmudug. Tartameyaasha Degmada Jilib ee gobolka...

Tababar ku saabsan Waxbarashada Madaniga ee Arrimaha Dastuurka oo ka furmay Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo Wasaaradda Dastuurka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ka furay tababarka tabarayaasha waxbarashada madaniga ah iyo...

Ugu Akhris Badan