Wararka

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhoweeyay Baydhabo

Muqdisho(SNTV):-Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3 June 2018 si diiran...

Duqa Muqdisho oo Magaalada Baydhabo uga qeyb galaya Shirka Amniga Qaranka

Muqdisho 03 June 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah...

Ra”iisul Wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Baydhabo

Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo si...

Munaasabad lagu soo dhaweeynayo shaqalle tabar soo dhameysatay oo muqdisho lagu qabtay.

Munaasabad lagu soo dhawaynayay 20-dhalinyaro xirfadlayaal dhanka beeraha, kana tirsan shaqaalaha wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo dhawaan tababarro aqoon kororsi ah ku soo qaatay dalka...

Dibadbaxyo ka dhashay isbedel canshuur cusub oo weli ka taagan Urdun.

Dibadbaxyo looga soo horjeedo isbedel dhinaca canshuuraha dalka Urdun oo ay taageerayso hay’adda lacagta dunida ee IMF ayaa ka socda dalka Urdun iyadoo dadka...

Ugu Akhris Badan