Wararka

Itoobiya oo sheegtay inay sii wadayso howl-galkeeda Soomaaliya

Addis Ababa-(SNTV)-Wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaadday inay ka go’an tahay inay Soomaaliya kasii howl-galaan Ciidamadeeda inta si weyn loo wiiqayo...

Madaxda Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo IGAD oo Jabuuti kaga wada hadlay arrimaha Soomaaliya

Jabuuti(SNTV) Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo ku kulmay magaalada Jabuuti ee dalkaasi Jamhuuriyadda Jabuuti...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Jabuti-(SNTV)-Agasimaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee Soomaaliya , Mahamed Aadan Jimcaale (koofi) oo safar shaqo ku jooga wadanka Jabuuti ayaa booqasho ku tagay Degmada...

Suudaan(SNTV) Magaalada Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan ayaa lagu qabtay munaasbaada ballaaran oo tababar loogu soo xirayay dhalinyaro Leyli tababara Leyli Saraakiil ah in muddo...

Gobolka Banaadir oo deeq gaarsiiyay barakacayaal ku dhaqan gudaha iyo daafaha Muqdisho.

Muqdisho-(SNTV)-Mas’uulliyiin sare oo ka socday Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shalay deeq ka kooban Agabka kala duwan gaarsiiyey qaar kamid ah xeryaha dhaca duleedka Caasimadda...

Ugu Akhris Badan