Wararka

Wasaaradda Ganacsiga oo mamnuucdey in Hubka caagga ka sameysan oo ay carruurta ku ciyaaraan in aan dalka laga soo dejin karin

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay in ganacsatadu ay soo dejin karin Toys-ka ka sameysan Hubka...

Maxkamadda ICC oo sii daysay Jean Pierre Bembe oo dembiyo dagaal loo haystay

Garsooreyaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ICC ayaa amar ku bixiyey in xabsiga laga sii daayo Mr. Jean-Pierre Bemba oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii...

R/Wasaaraha Talyaaniga oo jawaab ka bixiyay cambaareeyn Faransiiska uga timid “Sawirro”

R/Wasaaraha dalka Talyaaniga, Giuseppe Conte, oo ka hadlay cambaareeyn dhowaan ka soo yeertay Madaxweynaha Faransiiska Emmannuel Macron kaasi oo si kulul u dhaleeceeyay Talyaaniga...

Madaxweyne Farmaajo “Culumadu waa in ay bulshada u iftiimisaa dhagarta Al Shabaab iyo afkaarahooda gurracan”

Muqdisho(SNTV):–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay culumada diinta in...

R/wasaare Kheyre oo Caawa Kormeeray Qaar kamid ah Xarumaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV), Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow, Taliyaha Ciidanka Booliska S/guuto...

Ugu Akhris Badan