Wararka

Dhaawacyadii ugu Dambeeyay Qaraxii Soobe oo laga soo sagootiyay Dalka Turkiga (SAWIRRO).

Dhaawacyadii  Ugu Dambeeyay Qaraxii Soobe ayaa Xalay Laga Soo Sagootiyay Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga. Safaaradda soomaaliya ee dalaka  Turkiga oo gacan wayn kahelaysa  Wasaaradda...

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland oo la kulmay wafdi ka socdey hey’adda ICRC

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wafti ka socdey hay’adda ICRC oo uu hoggaaminayey Madaxa ICRC Soomaaliya...

Shirka waxqabadka hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu qabtey Garoowe

Madaxweyne ku-xigeynka Dowlad Goboleedka Puntland C/xakiin Cumar Cameey iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxamed Adan Koofi ayaa maanta magalada Garoowe...

Kulan looga hadlayo dib u heshiisiinta oo muqdisho lagu qabtey

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa furay kulan looga hadlayo dib u heshiisiinta Soomaaliya waxaana ka qeyb galaya Xubno ka tirsan...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la qaatatey Maamulka Gobolka Benaadir

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadtashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka oo ay...

Ugu Akhris Badan