Wararka

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Norway.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS Mudane Xasan Cali kHayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amababaxay magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo ay...

Duqaymo ka dhacay gobolka Gedo oo khasaaro loogu gaystay Al-shabaab.

Waabarigii saaka ayey duqayntan ka dhacday Saldhigyo ay Maleeshiyadu ku lahaayeen deegaanka Ceelcadde oo 60-km dhinaca bari ka xiga magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka...

Markabkii siday Muhaajiriinta Afrika oo ku xirtay Spain

Muqdisho (SNTV)- Dufacadii u horeysay oo ka tirsan boqolaal Muhaajiriin ah ayaa gaaray Spain, kuwaasi oo laga soo badbaadiyay badda dhexe, kadib markii Talyaaniga...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xafiis cusub ka furatay Buula-burde

Buula-burde (SNTV) Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furatay Magaalada Buula-budte  ee gobolka Hiiraan. Munaasabadda...

Soomaaliya iyo Ethiopia oo iskaashigii ugu balaarnaa ka samaynaya dhinaca maalgashiga.

Muqdisho:- Waxay ahayd booqasho gaaban balse xambaarsan guulo wax ku ool, waxaana madaxda labada wadan ay ay fureen baal cusub,  marka la eego miisaanka...

Ugu Akhris Badan