Wararka

Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Bada oo digniin u dirtay kaluumeysatada Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV) Digniintaan ka soo baxday Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Bada ayaa kusoo aadeysa  xili lagu guda jira  bad xiranka  taasi oo ay suura galtahay...

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Norway.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS Mudane Xasan Cali kHayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amababaxay magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo ay...

Duqaymo ka dhacay gobolka Gedo oo khasaaro loogu gaystay Al-shabaab.

Waabarigii saaka ayey duqayntan ka dhacday Saldhigyo ay Maleeshiyadu ku lahaayeen deegaanka Ceelcadde oo 60-km dhinaca bari ka xiga magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka...

Markabkii siday Muhaajiriinta Afrika oo ku xirtay Spain

Muqdisho (SNTV)- Dufacadii u horeysay oo ka tirsan boqolaal Muhaajiriin ah ayaa gaaray Spain, kuwaasi oo laga soo badbaadiyay badda dhexe, kadib markii Talyaaniga...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xafiis cusub ka furatay Buula-burde

Buula-burde (SNTV) Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furatay Magaalada Buula-budte  ee gobolka Hiiraan. Munaasabadda...

Ugu Akhris Badan