Fanaan Axmed Naaji Sacad oo lagu soo dhaweeyay Kanada

Date:

Ontario(SNTV)–Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Ustaad Al-Fanaan Axmed Naaji Sacad ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Toronto ee dalka Canada.

Fanaanka waxaa lagu martiqaatay munaasabada Calanka saarka Soomaaliya, kaasi oo lagu wado inuu saaro baarlamaanka gobolka Ontario,waxaa hore calanka u saari jirtay allaha u naxariistee Khadiijo Cabdulahi Dalays.

Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa mar walba waxay u taagan yihiin inay Dalkooda u adeegaan, iyadoo lawada ogsoon yahay inay ka qeybqaateen xilliyadii Gobonimo doonka, oo uu ka mid yahay Al-Fanaan Axmed Naaji Sacad.

Al-Fanaan Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa waxaa Garoonka Dayuuradaha ee Magaalada Ontario ee Cariga Canada ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Canada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo La Kulmay Danjiraha Shiinaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta,...

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo...