Wasiirka Cadaaladda XFS oo kormeeray Maxkamadda degmadda Warta Nabadda

Date:

Muqdisho (SNTV), Wasiirka Cadaalada  Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Saldhigga Booliska, Xarunta degmadda Warta Nabadda iyo Xarunta Maxkamadda Degmadaasi, waxaana warbixin uu ka dhageystay Guddoomiyaha degmadda Warta nabadda Zeynab Maxamed Warsame.

Wasiirka Cadaaladda XFS oo warbaahinta Qaranka la hadlay, ayaa sheegay in uu ku dadaalayo siddii nidaamka cadaaladda loo gaarsiin lahaa dhammaan degmooyinka gobolada dalka, isaggoo xusay in la haggaajinayo garsoorka.

Wasaaradda cadaaladda xukuumada  fedraalka ah ee Soomaaliya,  ayaa  wada dadaalo ku aadan siddii loo dhisi  lahaa  Golaha  Adeegga garsoorka dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda Waxbarashada oo dib u dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta Maxamuud Axmed Cali ee degmada Kaaraan

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka...

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tegay Dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...