Dowladda Itoobiya ayaa Shalay si rasmi ah u qaadday xukunkii deg-degga ahaa ee Dalkaasi lagu soo rogay horraantii Sanadkan, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka...
Dibad baxayaasha careysan oo isagu soo baxay waddooyinka magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska ayaa ku baaqayay in Ra’iisul wasaare Netanyahu loo aqoonsado dembiile dagaal.
Carada...