Wararka

In ka badan hal milyan oo qof manta taagan baanka buurta carafo

August 20, 2018-: Maanta oo ah 9ka bisha Carafo(dulxaj) waxaa iyagoo khushuucsan ku qulqulayaa Banka  Carafo xujeyda Baaytka allah si aay ugu taan rukni ka...

Kooxda Nabad-diidka Al-Shabaab oo Biyaha Wabiga ku furay deegaano hoostaga degmada Qoryooley

Wararka naga soo gaarayo degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Kooxda Nabad-diidka Al-Shabaab Tuulooyin hoostaga degmadaasi ku fureen Biyo ka...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo shaaciyay waqtiga rasmiga ah uu furmayo kalafadhiga

Muqdisho SNTV -: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah uu furmi doono kalafadhiga...

Talyaaniga oo cabsi kamuujiyay qatar ka dhalan karta isticmaalka 22 Buundo

Dowlada Talyaaniga oo baaritaan ku sameeyay musiibadi  Genoa ayaa sheegtay in ay jiraan digniino lagu arkay  22 Buundo oo ay istacmaalan gaadidka dalkasi, digniinahasina...

Dowladda Afganistaan oo xabad joojin ku dhawaaqday

August 20, 2018 16 -: Ashraf Ghani Madaxweynaha wadanka Afganistaan ayaa ku dhawaaqay xabbad joojin ay shuruud ku xiran tahay oo lala galo kooxda...

Ugu Akhris Badan