Wararka

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo bandhigay Habka Electroniga oo fududeynaya Maareynta Dacwadaha & Cadaaladda.

Arbaco, August 29, 2018 Muqdisho (SNTV) Munaasabad weyn oo lagu daah furayay Habka Electroniga ee dacwadaha uu hir geliyaay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa...

Dalka Shiinaha waa saaxiib aan hagar aqoon (Warbixin)

Muqdisho(SNTV)–Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa ka dhaxeeya xiriir soo jiray muddo dheer  oo soo taxnaa boqolaal sano, waxaase diiwaangashay taariikh ahaan ama lagu xasuustaa in...

Dhalinyaro is abaabulay oo la dagaalamaya Al-Shabaab

Muqdisho(SNTV):–Wararka naga soo gaaraya degmada aadan Yabaal ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dhalinyaro si iskood ah isku abaabulay ay bilaabeen inay beegsadaan...

Wasiir Beyle oo Shir Guddoomiyey Kulanka Billaha ee Guddiga Dhaqaalaha  

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa shir guddoomiyay Kulanka Billaha ee Guddiga Dhaqaalaha oo ay ka qeyb galeen Xubno...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub

Muqdisho(SNTV): — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha dalka kaas oo...

Ugu Akhris Badan