Wararka

R/wasaaraha XFS oo Saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan Qof Masjidka Isbahaysiga.

Muqdisho(SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysiga ee Magaalada Muqdisho. Mudane Xasan Cali...

Ciidanka Amniga oo xiray nin ka been sheegay NISA

Ciidammada Amniga ayaa soo xiray nin sameystay warqado been abuur ah, kaas oo sheegtay in hay'adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranku u magacowday Jubaland. Hay'adda...

Maamulka G/Banaadir oo Qalabka Naafada u qeybiyey qaar ka mid ah Dadka Naafada ah

Muqdisho (SNTV)- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa u qeybiyey gawaarida dadka naafada ah, qaar ka mid ah naafada ku nool Gobolka. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo soo gaba gabeeyey La xisaabtanka Sanadlaha ah ee Wasiirada+Sawirro

Muqdisho (SNTV)- Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo gaba gabeeyey wajiga 2aad ee Barnaamijka uu kula xisaabtamayey xubnaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Hambalyada Ciida u diray Umadda Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan umadda Muslimka ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed...

Ugu Akhris Badan