Masโ€™uuliyiinta dowladda oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka

Date:

Muqdisho (SNTV)- Alle ha u naxriistee waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku geeriyootay hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Masโ€™uuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale oo ay kujiraan Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse,xubnaha gudiga iyo dhamaan shaqaalaha ayaa ย Tacsiy Tiiraanyo leh u Direy Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS. Mudane. Maxamed Mursal Sheekh Abdiraxman oo Hooyadiisa โ€œMaamoโ€ Haajiroโ€ Cali โ€œAadanโ€ Maanta ku Geeriyootey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta KMG ah ee Maamul Goboledka Koonfur Galbeed ee Soomaliya.

Masโ€™uuliyiintan ย ayaa eebe uga baryaya in uu janadii Fradowsa uu ka waraabiyo islamarkaana Samir iyo Imaan uu alle ka siiyo dhaman ehelada iyo qaraabada marxuumadda ay ka geeriyootay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...