Wararka

Guddiga joogtada Golaha Shacabka oo warbixin ka dhageystay guddiga dib u eegista iyo la socodka dastuurka dalka

Muqdisho (SNTV), Guddiga dib u eegista iyo la socodka dastuurka ee Baarlamaanka Dalka, ayaa maanta guddiga joogtada ah ee golaha Shacabka warbixin kooban ka...

Ra’iisul wasaare Khayre oo ka qeybgalay barnaamijka isxil qaan oo Studium Muqdisho lagu nadiifinayay

Muqdisho (SNTV)- Garoonka ciyaaraha kubadda Cagta ee Muqdisho Studium Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya olole balaaran oo dhanka nadaafadda ah kaasi oo qeyb ka...

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho (SNTV)-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo ka dhan ah nabadiidka Al-shabaab ka sameeyay qeybo ka mid ah degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Howlgalka oo...

Ganacsato Soomaaliyeed oo hantidooda lagu boobay Koonfur Afrika

Muqdisho(SNTV):-Rabshado looga soo horjeedo ganacsatada ajaaniibta ah ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa ka socda magaalooyinka qaaar ee dalkaasi ,dukaamo qaar oo ay...

Madaxweynaha JFS iyo wafdigiisa oo gaaray Magaalada Beijing

Beijing(SNTV);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha oo ay kaga...

Ugu Akhris Badan