Wararka

Wasiir dowlaha Xafiiska R/wasaaraha XFS oo ka qeyb galay shir looga hadlayey haggaajinta Bii’adda wadamada ku yaalla Galbeedka Badweynta Hindiya

Muqdisho (SNTV), Wasiiru Dowlaha XafiIska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa ka qayb galay shirka 9aad ee Wasiirada Bii’ada ee wadamada ku yaalla Galbeedka...

Duqa Muqdisho “Tartanka Cayaaraha Degmooyinka G/Banaadir waxay gacan ka geysanayaan Nabadda iyo is-dhexgalka bulshada’’

Muqdisho(SNTV): – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in qabsoomidda cayaaraha tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir ee ka socda...

R/wasaaraha XFS oo Hooygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa ku booqday Hooygiisa Madaxweynihii hore ee soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta...

Madaxweyne Farmaajo oo wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping

BEIJING, 31ka Ogoosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani waxa...

Maqalka Radio Muqdisho oo ka tallaabay goballada dariska la’ ah

Muqdisho (SNTV):-Ka dib markii Dawladda Soomaaliya  ay dhawaan fulisay mashruuc lagu balaarinayao maqalka Raadiyo Muqdisho si loo gaarsiiyo fariinta Dawladda Dadwaynaha Soomaaliyeed ayaa hadda...

Ugu Akhris Badan