Wararka

Wasiirka Amniga, Duqa Muqdisho iyo Taliyeyaasha Ciidamadda oo kormeeray Stadium Muqdisho.

Muqdisho(SNTV):– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) oo weheliyaan, Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga dalka, Booliska, saraakiil iyo La-taliyeyaasha...

Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo looga hadlay Dardargelinta Amniga Caasimadda

Muqdisho (SNTV), Ogoosto 29, 2018–Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng....

Shir lagula Xisaabtamayo Hay’addaha Caalamiga ah oo Muqdisho lagu qabtay

Arbaco, August 29, 2018 Muqdisho (SNTV);- Ujeedada shirkaan wadatashiga ayaa ahaa siddii loo la xisaabtami lahaa hay’daha NGO-yada Caalamiga ah ee mashaaracida horumarineed  ka fuliyo...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda oo maanta Kormeeray Kawaanka Kalluunka ee Degmada Xamarweyne

Arbaco, August 29, 2018 Muqdisho (SNTV) Wasiirka cusub ee Wasaaraddda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Bidhaan Warsame ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo bandhigay Habka Electroniga oo fududeynaya Maareynta Dacwadaha & Cadaaladda.

Arbaco, August 29, 2018 Muqdisho (SNTV) Munaasabad weyn oo lagu daah furayay Habka Electroniga ee dacwadaha uu hir geliyaay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa...

Ugu Akhris Badan