Wararka

Tubaakada”Khatarta heysata Jiilkeenna dahabiga ah”

  4 illaa 5sano kahor waxa aad loo yaqaanay qaadka, sigaarka, badeecada oo shiishada ah, tubaakada iyo calaqa; balse waxaa ka dambeeyay oo dalka yimid...

Al-Shabaab oo mar kale Qarxiyay Masjid ku yaala Degmada Hodan

Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab oo lagu yaqaano ficilo aanan diinta Islmaanka raad ku lahayn ayaa mar kale Qarxiyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee magaalada...

Madaxweynaha JFS oo maanta furaya kalafadhiga afaraad ee Golaha shacabka

Muqdisho(SNTV);– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta oo isniin ah si rasmi ah u furaya kalafadhiga afaraad ee Golaha shacabka Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Sudan oo kala diray Golihii Xukuumadda

(SNTV)-:Madaxweynaha dalka Sudan Omar al-Bashir,ayaa kala diray golihii xukuumadda,si uu wax uga qabto dhibaatooyinka dhaqaale ee ka jira dalkaasi. Hadal uu Madaxweynuhu soo saaray saacidihii dambe...

Deegaano ka tirsan Shabeelooyinka oo lagala wareegay Al-shabaab

Hawlgal qorshaysan oo ay ciidanka Komandostu ka fuliyeen deegaano hoos taga degmooyinka Afgooye iyo Balcad ayay kula wareegeen deegaanada Basra iyo Baqdaadi. Hawlgalkaas ayaa lagu...

Ugu Akhris Badan