Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo u gurmaday Qoysas danyar ah oo kunool deegaanka dhanaane

Muqdisho October 1 (SNTV):-Ciidamada Xoogga dalka ayaa raashiin u qeybiyay Qoysas dan yar ah oo ku nool deegaanka Dhannaane oo ka mid ah deegaanada hoostaga...

Dowladda Soomaaliya oo ballanqaaday horumarinta goobaha dalxiiska dalka

Muqdisho October 1 (SNTV):- Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeelaha dhexe oo ah degmo Taariikhi ah ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay u diyaarineysaa goob dalxiis oo dalka...

Muqdisho oo laga xusay maalinta Beeraha Carabta

Muqdisho October 1 (SNTV):- Magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay maanta lagu qabtay Munaasabad lagu Xusayay maalinta Beeraha Carabta oo sanadkiiba mar la qabta. Munaasabadda ayaa waxaa...

Maamulka G/Banaadir oo wada dadaallo lagu hagaajinayo bulaacadaha Xamar Weyne si biyaha roobabka aysan saameyn ugu yeelan

Muqdisho September 30  (SNTV);- Maamulka Gbolka Banaadir oayaa  wada dadaallo lagu hagaajinayo bulaacada Hamar Weyne si biyaha roobabka aysan saameyn ugu yeelan Dadaaladan ayuu maamulku ku...

kudhawaad 1,000 ruux oo ku Dhimatay Dhulgariir kadhacay Indonesia

Muqdisho September 30  (SNTV);-Illa 832 ruux ayaa ku dhimatay dhulgariir iyo duufaan ku dhufatay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonisia sida ay xaqiiiyeem Wakaaladda Maareynta...

Ugu Akhris Badan