Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay Markab sida Dhuxul oo ku xirtay Ciraaq.

Muqdisho October 1 (SNTV):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan Baalle oo war-saxafadeed soo saaray ayaa xaqiijiyay iney si qoto dheer kaga wallaacsan...

Shirka Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Looga Hadlay Dawlad-wanaagga iyo Doorashooyinka 2020

Muqdisho October 1 (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo ay qeyb ka...

Agaasimihi Wasaarada Boostada isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada oo Xilka wareejiyey

Muqdisho October 1 (SNTV):-Agaasimihii ee hore ee Wasaaradda Boostayadda, Isgaarsiinta iyo Teknoojiyada Cabdiraxmaan Maxamed Cadow oo xilka wareegiyey ayaa sheegay in mudadii uu xilka soo...

Wasiirka caafimaadka xukuumada Soomaaliya oo kulan la qaadatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota.

Muqdisho October 1 (SNTV):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda federaalka Soomaaliya  Drs. Fowsiyo Abiikar Nuur oo  safar shaqo ku joogta dalka mareykanka  ayaa jaaliyadda...

10 ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay Kenya

Muqdisho October 1 (SNTV):-Ugu yaraan 10 xubnod oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay dagaal Maanta oo Isniin ah ka dhacay Gobolka Xeebta ee...

Ugu Akhris Badan