Wararka

Duqa Muqdisho oo xaqiijiyey in muddo Laba Bilood kadib lagu cayaari doono Stadium Muqdisho

Muqdisho, October 02 2018–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib loogu...

Wasiirka Haweenka XFS oo saxiixday Qaraarka Qaramadda Midoobay ee Xaquuqda dadka Naafada ah

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqa Yaasiin ayaa Magaalada New York ee dalka Mareykanka maanta...

Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Qorsheneysa inay diwaangaliso Xisbi Ummada u horseeda barwaaqo.

Muqdisho October 2 (SNTV):- Dowlada Federaalka ee soomaaliya ayaa Qorsheyneysa inay diwaangaliso xisbiga talada kaaso ay rajeyneyso inuu wadanka u horseeda horumar iyo barwaaqo. Ra'isalwasaare kuxigeenka...

Xaaska Madaxweynaha Mareykanka oo Socdaal kumareysa Qaar kamid ah wadamada Africa

Muqdisho October 2 (SNTV):- Safarkeeda kuma wehliya ninkeeda, laakin hooskiisa ayaa la socda, sida ay qortay wakaaladda wararka AFP. Mrs. Melania ayaa tagi doonta waddamada...

Mareykanka oo Duqeyn ku dilay Sagaal Maleeshiyo oo Argagaxisada Al shabaab ka tirsan

Muqdisho October 2 (SNTV):-War ka soo baxay Taliska ciidamada Militariga Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in ay fuliyeen weerar...

Ugu Akhris Badan