Wararka

Tirinta codadka doorashada dalka Zimbabwe oo socota

Harare (SNTV):-Sida uu qoray wargeyska The Guardian, waxaa billaabatay tirinta codadka doorashadii Madaxweynenimada shaley ka dhacday dalka Zimbabwe oo dad aad u badan ay...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo kormeerey wasaaradda caafimaadka

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta kormeeray xarunta wasaaradda caafimaadka dalka, ayaa kulan xog-waraysi ah...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddiga madaxa bannaan ee Xuduudaha

Muqdisho(SNTV):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa  kulan kula qaatay gudigga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo federaalka ee Qaranka. Gudoomiyaha...

Wasaaaradda Haweenka Soomaaliya oo Muqdisho ka furtay Shir looga hadlayo Sharciga Daryeelka Carruurta Afrika.

Muqdisho (SNTV):-Wasaaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka furtay Shir looga hadlayo Sharciga Daryeelka Carruurta Africa. Shirka waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiin...

Golaha Ammaanka oo Mudadii u kordhiyey Amisom

Muqdisho (SNTV):- Golaha Ammaanka ee QM ayaa muddo kordhin u sameeyay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ee Soomaaliya kaddib kulan ay ku yeesheen magaalada New...

Ugu Akhris Badan