Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Norwey u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV);- Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay safiirka Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya Amb: verbjorn Hines. Labada Mas”uul...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo faah faahin ka bixiyay qodobada ka soo baxay Shirka OIC

Muqdisho (SNTV);- Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa ku tilmaamay Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka OIC mid taariikh ah...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka hadlay qodobo muhiim ah

Muqdisho (SNTV) Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulanka ayaa ahaa kii 18-aad ee kalfadhiga 4-aad, waxaana soo xaadiray...

Muqdisho oo markii ugu horreeysay Martigalisay Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Golaha Iskaashiga Islaamka (OIC).

Muqdisho (SNTV)–Magaalada Muqdisho ayaa waxaa jooga wufuud ka kala socota 15 dal oo ku bahoobay kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islamaka (OIC), oo...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo furay Shirka kooxda xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa daah-furay kulanka Muqdisho uga billaabmay kooxda xariirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka. Ra’iisul Wasaare...

Ugu Akhris Badan