Wararka

Howlgal lagu baacsanayo Al-shabaab oo ka socda Gobolka Bakool

Waajid (SNTV) Howlgal lagu baacsanayao Mleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa ka bilowday degmada Waajid iyo deegaano hoostaga, si meesha looga saarao Haraadiga Nabad-diidka Al-shabaab...

Soomaaliya oo martigalineysa kulan Dalalka Iskaashiga Islaamka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa marti gelineysa shir heer wasiir ah oo kooxda xiriirka Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamku ku yeelanayaan magaalada Muqdisho berri...

Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howl-gal ka dhacay Shabeelleda hoose

Muqdisho-(SNTV)- Sarkaal sare oo Ururka Al-Shabaab u qaabbilsanaa Canshuuraha ayaa lagu dilay howl-gal ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ka fuliyeen qaybo ka mid...

Qaar ka mid ah Dadkii kusoo dhaawacmay Sool oo la keenay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Waxaa Xalay lasoo gaarsiiyay Magaalada Muqdisho Diyaarad sidday 22 Qof oo ka mid ah Dadkii kusoo dhaawacmay dagaal Beeleedkii ka dhacay degaanka Dhumay ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo arrimo iskaashiga la xiriira kala hadlay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Qatar...

Ugu Akhris Badan