Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo ku martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada shir wadatashi ah.

Muqdisho, Oktoobar 27, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka iyo...

Guddoomiye Eng.Yarisow “In Muqdisho lagu qabto Shirar Caalami ah waxay ka tarjumaysaa amniga iyo Horumarka Caasimadda”

Muqdisho (SNTV): — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho lagu qabto Shirka Kooxda Xariirka Soomaaliya...

Akhriso: War murtiyeedka laga soo saaray shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee OIC

shirkan oo uu maanta magaalada Muqdisho ka furay ra,isulwasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa laga soo saaray 20 qodob oo kala ah. 1-...

Akhriso: Warmurtiyeedka laga soo saaray shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee OIC

Muqdisho (SNTV):- Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka OIC ayaa maanta oo taariikhdu tahay 17-ka October 2018-ka ka qabsoomay magaalada Muqdisho,waxaana shir guddoominayay Wasiirka...

Kuweyt oo Beesha caalamka uga baaqday inay taageeraan Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Dowladda Kuweyt  ayaa bulshada caalamka ugu baaqday inay taageero siyaasadeed iyo mid maadi ah u fidiyaan Soomaaliya oo iminka mareyso marxalad ay...

Ugu Akhris Badan