Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhigiisa Jaziiradda Qubrus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedearaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdraxmaan ayaa maanta la kulmay dhigiisa Jaziiradda Qubrus Mudane Teberruken Ulucay. Guddoomiyaha oo...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay dib u eegista Miisaaniyadda Dowladda ee 2018-ka

Muqdisho(SNTV):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay dib u eegista Miisaaniyadda Dalka ee 2018ka oo ay Qaraar u soo badaleen Guddiga Maaliyadda...

Tartan Orod ah oo lagu xusayo Maalinta Macaanka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SNTV) Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta ku qabatay Magaalada Muqdisho Tartan Orod ah oo lagu xusayo Maalinta Cudurka Macaanka Adduunka, waxaana...

Ciidamadda Amniga oo Gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan Argagaxisada Daacish

Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Daacish, sida uu sheegay...

Wasiirka Waxbarashada iyo madaxa hay’adda DFID oo kala saxiixday heshiis muhiim ah “SAWIRRO”

Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre iyo madaxa hay’adda DFID ee Soomaaliya Phil Evans ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala...

Ugu Akhris Badan