Wararka

Shir ku saabsanaa Amniga Gobolka oo xalay lagu qabtay Degmada Kaaraan

Muqdisho (SNTV)–Shir xalay lagu qabtay Degmada Kaaraan ayaa waxaa ka qeyb galay gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka gobolka, Xildhibaano,...

AUN Tababarihii hore ee Xulka Qaranka ee kubadda koleyga Cabdi dheere oo geeriyooday

Toronto (SNTV)–Tabbabarihii hore ee xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Koleyga Macalin Cabdi Maxamed Cige oo ku magac dheeraa Cabdi Dheere ayaa 13-kii bishan ku...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibedda XFS oo sagootiyay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho(SNTV): –  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Olgan...

Madaxweyne Farmaajo oo ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka “Dhageyso”

Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka, Iskaashiga Dhaqaale ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya iyo mustaqbalka waxa...

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada XFS oo Olole Nadaafadeed ka Bilaabay Matxafka Qaranka

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan oo Guddoominaya Guddi Hoosaadka  dhismaha Matxafka Qaranka iyo Shaqaalaha Wasaaradda ayaa...

Ugu Akhris Badan