Muqdisho(SNTV);- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmay Safiirka Uk u qaabilsan Soomaaliya David William Concar,waxayna kullankooda uga hadleen xoojinta xiriirka...
Muqdisho(SNTV);- Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka dalka Suudaan Gen. Salah Abdalla Maxamed Gosh ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda...