Wararka

Akhriso:- Go’aanka Guddiga gaarka ah ee Aqalka sare uu ka soo saaray xal u helidda tabashooyinka Madaxda Dowlad Goboleedyada.

SNTV:-Guddiga gaarka ah ee Aqalka sare xal u helidda Khalifaadka Dowladda Feferaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa maanta soo saaray warbixin iyo go’aanno...

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo manhajka Fasalka 8-aad Diyaarinaysa.

Talaado November 27, 2018 Muqdisho (SNTV) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS, Feysal Cumar Guuleed ayaa sheegay in wasaaraddu ay dhamaystirtay...

Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telfoonka kula hadlay Amiirka Qatar

:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Khadka Telfoonka kula xiriiray Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani, iyagoo isla soo...

Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka qaybta 21aad oo maanta Cadaado u fadhiistay Imtixaan aqoon guud ah

Taliska Ciidanka Xooga Soomaaliyeed ayaa maanta qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka qalabka sida qaybta 21aad ka qaadaya Imtixaan ah aqoon guud , kaasi oo...

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka kenya

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay  kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa uga warbixiyay xaaladaha uu dalku ku suganyahay...

Ugu Akhris Badan