Wararka

Myanmar oo gacant ku dhigtay 93 qof Rohingya ah oo ku sii jeeday dalka Malaysia

Maamulka Myanmar ayaa qabtay doon sidday 93 ruux oo Rohingya ah oo ka cararay xero ku taallay galbeedka gobolka Rakhine,isla markaana doonaayey in ay gaaraan...

Aqoonyahanno cambaareeyay tacadiyada Shinaha ee muslimiinta Uighur

SNTV:- Boqolaal aqoonyahanno ah ayaa soo jeediyay in dalalka caalamka ay cunaqabateyn ku soo rogaan dalka Shinaha oo lagu eedeeyay in xerooyin gaar ah...

Alshabaab isku ekeysiiyay ciidamada dowladda oo la xukumay

Muqdisho (SNTV)- Cali Maxamed Cabdullaahi Macallim Aadan wuxuu Alshabaab Kaga biiray degmada Saakow sanadii 2013. Waxa uu sheegay in uu qaabilsanaa qaybta ku qaadda weerarada...

AKHRISO: HADAL JEEDINTA MADAXWEYNAHA JFS EE SHIRKA DHAQAALAHA BADDA, NAIROBI

NAIROBI (SNTV):- HADAL JEEDINTA MADAXWEYNAHA JFS MUDANE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO EE SHIRKA DHAQAALAHA BADDA, NAIROBI Mudane Madaxweyne Uhuru Kenyatta, Madaxda Dowladaha, Marti Sharafta, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaan...

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee dhaqaalaha badaha

Nairobi (SNTV);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha oo ka socda magaalada Nairobi...

Ugu Akhris Badan