Wararka

Guddoomiyah maxkamadda racfaanka oo qalab cusub ku wareejiyay maxkamaddah G/Banaadir

Xaflad ka dhacaday xafiiska  guddoomiyaha maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa  waxaa uu  kuwareejiyay dhamaan Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir qalab loo...

Golaha Wakiilada Puntland oo la dhaariyay guddoon KMG ahna

Waxaa maanta xarunta Puntland ee Garoowe lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland,kadib markii kuwaasi oo shalay gelinkii dambe lagu dhawaaqay liiska xildhibaanada oo...

Madaxweyne Farmaajo oo meelmariyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha...

Iga Baro Guddoomiye Oronjo

Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oronjo) waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sannadihii siddeetamaadkii, waxa uu ku soo barbaaray degmada C/casiis, waxbarashada, Dhexe iyo sare ayuu...

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka+Sawirro

Muqdisho December 31 (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu...

Ugu Akhris Badan