Wasiirka qorsheynta oo shir guddoomiyay shirka qorshaha hormarinta Qaranka

Date:

Wasiirka Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka jamaal  Maxamed Hassan ayaa shir Gudoomiyay Shir looga hadalayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed 2020-2024 kaas oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa gaar u ahaa Hay”addaha Dowladd Gobaleedka Hirshabeele waxaa goobjoog ka ahaa xubna ka socoda Golaha Wasiirrada maamulkaasi iyo Madaxda Sare Wasaaradda Qorsheynta.
Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta diyaarinta Qorshaha Horumarinta Qaran ee soo socda iyo qaabkii talo looga galin lahaa bulshada maamulkaasi iyo waxyaabaha muhiimada u leh Dowladd gobaleedkaasi.
Wasiir Jamaal Maxamed Xasan ayaa bogaadiyay dadaalada ka socda Hirshabeele ka Wasaarada qorsheynta ahaana ay diyaar u tahay in ay wax la qabato Isla markaana loo Wada shaqeyo hanaan ay ku jirto Dowladnimada Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...