Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday degaanno laga xoreeyay Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Juballand ayaa booqasho ku tagay degaanno dhanka Galbeed ka ah Magaalada Kismaayo, kuwaas oo dhawaan Ciidanka qalabka sida ay kala wareegeen...

AKHRISO:-Wasaarada Caafimaadka oo la wareegtay Isbitaalka Banaadir.

Muqdisho (SNTV)-Warqad kasoo baxday wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay inay kula wareegtay gacan ku heynta isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir. Isbitaalkaan...

Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo booqatay Isbitaalka AMISOM

Muqdisho-(SNTV)-Ku xigeenka Madaxa Ciidanka Midowga Afrika iyo Saraakiil kale ayaa booqday bukaanno kala duwan oo ku jira Isbitaalka AMISOM ee Muqdisho. Booqashada ayaa sidoo kale...

Maxaa loo dilay Daacigii Diinta faafinayay.?

Muqdisho (SNTV)-Maxmed Axmed Cabdi Oongooye waxa uu ahaa nin bartay cilmiga Diiniga ah iyo kan maadiga, isagoo dadaal badan ku bixinayay faafinta Diinta Islaamka...

Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka oo doortay Guddoonka Guddiga

Muqdisho (SNTV)- Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho galabta ku doortay guddoonka...

Ugu Akhris Badan