Wararka

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta ka dooday Miisaaniyadda sanadka 2019-ka

Muqdisho December 29 (SNTV):-Kulanka guud ee mudanayaasha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa maanta looga hadlay hal ajende oo ahaa Warbixinta iyo...

Dhagar qabe horay Baydhabo ugu dilay Sheek caan ah oo dil toogasho ah lagu fuliyey

Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa saaka Xukun dil ah ku fulisay Dhagar Qabe ka tirsanaa Maleeshiyaadka Alshabaab kaasi oo horey dil uga...

Kulanka golaha shacabka oo furmay

Waxaa goor_dhow si rasmi ah u furmay kulanka 31-aad Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka waxaa soo xaadiray 152 Xildhibaan, waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha...

Wasiirka Qorsheynta dalka oo xarigga ka jaray Xafiiska Soomaaliya ee Mercy Corps

Xilli dawladda Soomaaliya ay dhammaadka sanadkan u qabatay hay'adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya dalka inay xafiisyadooda ka furtaan dalka ayaa shalay si rasmi...

Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo booqatay Isbitaalka AMISOM

Ku xigeenka Madaxa Ciidanka Midowga Afrika iyo Saraakiil kale ayaa booqday bukaanno kala duwan oo ku jira Isbitaalka AMISOM ee Muqdisho. Booqashada ayaa sidoo kale...

Ugu Akhris Badan