Wararka

ku dhawaad 200 oo Tahriibayaal Soomaali ay kujirto oo lagu qabtay Turkey

Turkey (SNTV) Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Turkiga ee ANADOLU, Hay’adaha ammaanka dalka Turkiga ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen ilaa 178 qof oo...

Miinooyin laga soo saaray waddooyin kuyaala Jubada Hoose

Jubbaland (SNTV) Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa qaybo ka mid ah gobolka Jubada hoose ka sameeyey hawlgal miino saaris ah oo waxyaabaha...

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isu dhiibay Boliiska Kenya

Muqdisho (SNTV):-Laamaha ammaanka Dalka Kenya ayaa baaraya Kiiska Nin 23 jir ah oo ka  baxsaday Xero ay tababar ku siinayeen kooxda Al-Shabaab, markii uu...

Wejigii 1-aad ee dib u hesiisiinta K/Galbeed oo la soo geba gebeeyey

Baydhabo (SNTV) Munaasabad ballaaran oo lagu soo geba gebeynayay wejigii koowaad ee dib u heshiisiinta K/Galbeed iyo taageeridda maamulka cusub ayaa xalay lagu qabtay magaalada...

Loolanka Al-shabaab iyo Daacish muxuu ku salaysan-yahay?!

Muqdisho (SNTV):-Daacish waa Urur xagjir ah oo ka soo billowday Dalalka Ciraaq iyo  Suuriya, waxaana asaaskeeda lahaa Nin la yiraahdo  Abuubakar Albaqdaaqi , horraantiii...

Ugu Akhris Badan