Wararka

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Soomaaliya

JOHANNESBURG-(SNTV)-Howl-galka Maraykanka Afrika ee Africom loo yaqaan ayaa sheegay in Diyaaradahooda dagaalku ay Laba weerar ku qaadeen fariisimaha Ururka Al-Shabaab ay ku leeyihiin Soomaaliya. Af-hayeen...

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Garoowe

Garoowe-(SNTV)-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamul Goboleedka...

Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay aaska Jeneraal; Carays

Garoowe-(SNTV)-Madaxweynaha Puntland ayaa Maanta ka qeyb galay aas loo sameeyay Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays), oo Shalay ku geeriyooday Magaalada garoowe. Aaska ayaa waxaa...

Mas’uuliyiinta Soomaalida Kenya oo Gaashaanka u daruurtay in xilligan la celiyo Qaxootiga Dhadhaab

Gaarisa-(SNTV)-Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka is-maamulka Gaarisa Kenya, Maxamed Cali Sheekh, ayaa Gaashaanka u daruuray in Soomaalida ku nool Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab...

Saraakiisha ammaanka degmada Afgooye oo faah faahin ka bixiyay howlgalo amni sugid ah oo halkaasi ka socda

Afgoye (SNTV) Degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose iyo deegaanada hoostaga waxaa ka soconaya howlgalo lagu xaqiijinayo amniga guud ee degmada iyo deegaanada hoostaga,si looga hortaga...

Ugu Akhris Badan