Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray xarunta Golaha Wakiilada Puntland

Garoowe (SNTV):- Gudoomiye ku xigeenka labaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo qaar ka mid ah Xilshibaanada ayaa...

Taliyaha cusub ee Guutada 9-aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo xilka la wareegay

Xudur (SNTV):- Munaasabadaan oo xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee guutada 9-aad ciidanka xoogga dalka ee gobolka Bakool Gaashaanle Sare Warsame Maxamed Diiriye waxana...

Cabdullaahi Sheikh Maxamed oo ku guuleystay doorashada Kursi ka banaan Golaha shacabka oo ka dhacday Baydhabo

Muqdisho (SNTV):- Doorashada kursi ka banaan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qabsoontay Magaalada baydhabo ee xarunta Gobalka Baay. Afar musharax ayaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaaray Kenya

Nairobi (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku soo gaaray magaalada Nairobi...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Casha sharaf uu u sameeyay Madaxweynaha Puntland

Garoowe-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa Xalay ka qeyb galay Casha sharaf uu Madaxweynaha Puntland ugu sameeyay Garoowe. Casha sharafta ayaa sidoo...

Ugu Akhris Badan