Wararka

Wasiirka waxbarashada XFS oo Garoowe uga qeyb galay Bandhigga Todobaadka Hiddaha Dhaqanka iyo Aqoonta ee Jaamacadda Boosaaso

GAROOWE  (SNTV) Wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa magaaladda Garoowe uga qeyb galay munaasabadda bandhigga...

Xafladdii Caleemo saarka Saciid Dani oo laga dheehan karay Midnimada Ummadda Soomaaliyeed

 Garoowe ( SNTV)- Magaalada Garawe ee Caasimad u ah Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa beryahaanba waxaa ka socotay qaban-qaabadii Caleemo saarka Madaxweynaha Doorashada ku...

Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo soo dhaweyn u sameeyey wafuuda baarlamaanada Garowe ku sugan

Garowe (SNTV) Guddoomiyaha golaha wakiilada baarlamaanka puntland ayaa magaalada Garoowe munaasibad soo dhoweyn ah ugu sameeyay golayaasha Baarlamaanada  heer Fedraal iyo heer dowlad goboleed. Waxaa kulanka...

Madaxweynaha oo adkeeyey xoojinta wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Garoowe (SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad caawa lagu caleema-saaray Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in Dowladda...

Daawo Sawirro:-Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland.

Garoowe (SNTV):-Xarunta Madaxtooyada Garowe waxaa Caawa ka socota Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Xafladda waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan