Wararka

Wasaaraddaha Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Qatar oo Wada shaqeyn dhow yeelanaya

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed “Amar dambe” ayaa ka warbixiyay Safar uu ku tagay Dalka Qatar iyo kulamo uu lasoo...

Madaxweyne Laftagareen oo Garoowe kula kulmay bulshada deegaanada K/Galbeed

Garowe(SNTV) Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koofur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan(Laftagareen) ayaa magaalada Garowe ee Xarunta maamulka Puntland kulan kula yeeshey bulshada deegaanada Koofur Galbeed ee ku...

Wasiiro ka qeyb galay kulan looga hadlayay mashaariicda Bangiga Aduunka ee ka faa’iidaysiga biyaha

Muqdisho (SNTV) Kulanaka waxaa shir guddoominayya Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Soomaaliya waxaana goob joog ka ahaa wasiir ku xigeenka tamarta iyo kheyradka biyaha, masuuliyiin ka...

Shirka Howlaha Xasilinta dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 28/01/2019 qabatay Shirka Howlaha Xasilinta dalka. Shirkan oo ah mid...

Madaxweyne Farmaajo “Geeddi-socodka dowladnimadu waa mid u baahan midnimo, wada-tashi iyo isu-tanaasul”

Garoowe, 28 Jan. 2019: Shirarkii wadatashiga ahaa ee ka socday magaalada Garoowe kuwaas oo u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Ugu Akhris Badan