Wararka

Guddiga doorashada Puntland oo soo saaray shuruudaha Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa

Garoowe (SNTV) Waxaa maanta lasoo saaray shuruudaha laga doonayo musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland. Guddiga doorashada Puntland oo maanta la magacaabay...

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo Tababar usoo xirtay qaar kamid ah Haweenka Barakacayaasha ah

Muqdisho (SNTV) Tababarkaan oo ay ka faaiideysteen 25-hablood oo laga soo kala xulay Xeryaha Barakacayaasha ee Muqdisho ayaa socday muddo 3 isbuuc ah, waxaana lagu...

Norway oo 54.3 milyan oo doolar ku bixinaysa dib u dhiska Soomaaliya.

Oslo (SNTV) Xukuumadda Norway oo shaaca ka qaaday in lacag dhan 54.3 milyan oo dollar ay ku bixinayso dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha...

Maamulka dekedda Muqdisho oo sheegay in ay howlbilaabayso shirkadda MAERSK LINE

Muqdisho (SNTV) War qoraal ah oo ka soo baxay Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa lagu faah faahiyay adeegyo ay bilaabayso shirkadda MAERSK LINE oo ah shirkad...

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda J/Hoose iyo Gedo

Kismaayo (SNTV) Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan gobolada Jubada hoose iyo Gedo ayaa wado dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah maleeshiyada Al-shabaab, kaas oo...

Ugu Akhris Badan