Wararka

Wasiir kuxigeenka Gargaarka&safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo deyniile gaarsiyay gargaar Dhar ah

Muqdisho (SNTV) Qoysaskan oo isugu jira danyer iyo barakacyaal oo kunool degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa fa faaidaytay mucaawino dhar ah oo dowladda walaalaha...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Dekadda Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kasoo laabtay safar uu ku tegay Switzerland ayaa kormeeray dekadda Muqdisho...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Dalka Qadar

AMMAAN (SNTV)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal C/raxmaan, ayaa Maanta kulan kula qaatay Magaalada Cammaan ee Dalka Jordan, dhiggiisa Dalka  Qadar , Alsayid...

Wasiirka waxbarashada XFS oo la kulmay wasiirada waxbarashada maamul goboleedyada

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wasiirada  waxbarashada  maamul...

Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Addis Ababa ,iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha Itoobiya. Muddane Maxamed...

Ugu Akhris Badan