Wararka

Iga Baro Guddoomiye Oronjo

Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oronjo) waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sannadihii siddeetamaadkii, waxa uu ku soo barbaaray degmada C/casiis, waxbarashada, Dhexe iyo sare ayuu...

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka+Sawirro

Muqdisho December 31 (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu...

Akhriso: Liiska magacyada Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Puntland

Guddiga xalinta Khilaafadka ee maamul goboleedka Puntland ayaa goordhow kudhawaaqay liiska Xildhibaanada Cusub ee Barlamaanka maamulkaas kadib muddo ay kala hufayeen. Shir jaraa'id oo goordhow...

Gunaanadka Al-Shabaab iyo gumaadkii loo geystay 2018

Muqdisho December 31 (SNTV):- Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa warbixin ku saabsan gumaadka loo geystay Al-Shabaab sanadkan 2018-ka, anagoo ku eegeyno...

Madaxda Qaranka oo ka qeyb galay salaada Janaasada ee Marxuum Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa saakay ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Marxuum Xildhibaan Axmed Mayoow...

Ugu Akhris Badan