Wararka

Dhimasho, dhaawac iyo bur-bur hantiyeed oo ka dhashay weerarkii ay Argagixisadu ka geysteen Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Dhimasho Dad rayid ah, dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa ka dhashay qaraxyo ay argagixisadu la beegsadeen bartilmaameedyo Rayid oo ku yaalla wadda Maka Almukarrama...

Wasiirka Sabriye oo ka hadlay muhiimadda Golayaasha degaanka ee Dalka

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa sheegay in dhismaha Golayaasha degaanka ee Degmooyinka Dalka ay muhiim...

Banbax howleedka Dib-u-eegista Dastuurka oo ka furmay Djibouti

Muqdisho (SNTV)-Banbax howleed ku saabsan Dib-u-Eeegista Dastuurka ayaa manta uga furmay Hay’adaha u xilsaaran Dib-ueegista Dastuurka – Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Lasocdka Baarlamaanka iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay falkii lagula kacay marxuumad Caa’isho

Muqdisho (SNTV)- Golaha Wasiirrada XFS ayaa maanta shirkoodii ay yeesheen oo uu shir guddoominayay ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxa ku cambaareeyeen falkaas waxshinimada ah. Xukuumadda...

Xukuumadda oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedyo, Siyaasado iyo Heshiisyo

Muqdisho; Khamiis, Feberaayo 28, 2019 –Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay siyaasadda diiwaan gelinta aqoonsiga dad-weynaha Soomaaliyeed oo ay diyaarisay wasaaradda...

Ugu Akhris Badan