Wararka

Qaxooti Soomaaliyeed oo dalka dib loogu soo celiyey

SNTV;-Lataliyaha Koowaad ahna Kusimaha Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cismaan Axmed Maxamed ayaa ku sagootiyey Garoonka Caalamigga ee Khartoum qaxooti Soomaaliyeed...

Wasiiro ka tirsan XFS oo kormeerey iskuulka Bartamaha

Muqdisho (SNTV) Kusimaha wasiirka Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya ahna wasiir kuxigeen,wasiiru dowlaha Wasaradda Waxabarashada ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta si wada jir ah u kormeerey...

Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha...

Eng. Yarisow “Waxaa naga go’an in dib loo dhiso Xarumihii danta guud ee Bulshada loogu adeegayay”

Muqdisho (SNTV):- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisoe) ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Waaxda Barwaaqo ee Degmada Warta-Nabadda. Guddoomiyaha...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday Heshiis iskaashi dhanka caafimaadka ah

SNTV ;- Wasiirada Caafimaadka dalalka Soomaaliya iyo Masar Drs. Fowzia Abiikar iyo Drs Hala Zaid ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar ku kala...

Ugu Akhris Badan