Wararka

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo sagootiyay Ergeyga Jaamacadda Carabta oo muddo xileedkiisa shaqo ay dhammaatay

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta si rasmi ah u sagootiyay Madaxa...

Howlgal Amaan xaqiijin ah oo xalay laga sameeyey qeybo kamid ah Muqdisho

Taliska qeybta guud ee  ciidanka Booliska gobalka Benaadir ayaa howgalko ka fuliyay isgoysyada magaalada Muqdisho iyo degmada kaxda ee gobalka Benaadir. Ujeedada howgalkan ayaa waxuuu...

Kulan loogu duceynayey Allaha u naxariistee wasiirkii Howlaha Guud oo lagu qabtay gobolka Columbus

Qaar ka mid ah dhalinyarada iyo waxgaradka Jaaliyadda Columbus ayaa ka tacsiyeeyay geeridii Wasiir Cabaas Siraaji isla markaana fariin u diray dhalinyarada iyo dowladda...

Madaxweynaha oo kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku yaala magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa kormeer ku...

Xildhibaanadda Aqalka Sare oo maanta yeeshay kulankoodii 28 aad

Kulanka ayaa ajandahiisa waxa uu ahaa dhagaysiga warbixin gudiga madaxa banaan ee dastuurka iyo xeritaanka kalfadhigii 1aad ee aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya. kalfadhiga ayaa...

Ugu Akhris Badan