Wararka

sii ahayaha wasiirka Tamarta oo kulan laqatay ganacsato kasoo jeedah dalka Qatar

Sii hayaha xilka wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha oo maanta wefdi ganacsato reer Qatar ah kula kulmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ka wada...

Wasiirka qorsheynta oo shir guddoomiyay shirka qorshaha hormarinta Qaranka

Wasiirka Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka jamaal  Maxamed Hassan ayaa shir Gudoomiyay Shir looga hadalayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed 2020-2024 kaas oo maanta ka...

Guddoomiyah maxkamadda racfaanka oo qalab cusub ku wareejiyay maxkamaddah G/Banaadir

Xaflad ka dhacaday xafiiska  guddoomiyaha maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa  waxaa uu  kuwareejiyay dhamaan Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir qalab loo...

Golaha Wakiilada Puntland oo la dhaariyay guddoon KMG ahna

Waxaa maanta xarunta Puntland ee Garoowe lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland,kadib markii kuwaasi oo shalay gelinkii dambe lagu dhawaaqay liiska xildhibaanada oo...

Madaxweyne Farmaajo oo meelmariyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha...

Ugu Akhris Badan