Wararka

Wafdi ka socda Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo...

Ciidamada Amniga oo aad u adkeeyey Amaanka Caasimadda

Muqdisho (SNTV) Amniga caasimadda ayaa aad loo adkeeyay, si looga gaashaanto qaraxyada argagixisadu ay la beegsanayaan dadka rayidka ah. Ciidammo dheeriya ayaa la soo dhigay magaalada...

Adeegga Bixinta Baasaboorka Soomaaliya oo laga hirgeliyey Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Faransiiska

Paris (SNTV) Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Hay”adda Socdaalka Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Cabdifitaax Shaawey iyo sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Paris Axmed M. Xaaji Cali ayaa maanta...

Guddoonka Golaha Shacabka oo Xildhibaanada ugu baaqay iney ilaaliyaan waqtiga Kulamada Golaha

Muqdisho (SNTV) Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ayaa Xildhibaanada ugu baaqay inay ilaaliyaan waqtiga kulamada Golaha Shacabka, kadib markii maanta uu u baaqday Kooram la’aan kulankii...

Howlgal Amniga lagu xaqiijinayey oo laga sameeyey wadada xiriirisa Muqdisho iyo Walaweyn

Walaweyn (SNTV) Howlgalkaan oo lagu xaqiijinayay Amniga Wadada dheer ee xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo degmada Walaweyne ee Gobalka Sh/hoose ayaa Ciidamada komaandooska ee Xoogga dalka...

Ugu Akhris Badan